Author Archives: idil dagal

TACSI

TACSI TIIRAANYO LEH Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaa si murugo leh loo sheegay geerida Imamkii degmada Awaare, Sheekh Ismaaciil Sheekh Abiib (رَحِمَهُ اللهُ).Sheekhu wuxuu ahaa tiir-dhexaad bulshada, isagoo 25 sano ee la soo dhaafay dacwo ka waday Masjid Jaamaca Awaare, kana qeyb qaatay xalinta khilaafaadka iyo hagida ummadda. Xafiisku  waxuu tacsi tiraanyo leh […]